Madaxweyne Farmaajo oo fariin u diray Golaha Sare & Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Sudan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Golaha Hoggaanka Ciidamada Qalabka Sida ee dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan, Axsaabta Siyaasadda, Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo shacabweynaha dalkaas heshiiska taariikhiga ah ee ay ka gaareen dhisidda Dowladda Kumeelgaarka ah iyo hannaanka xukun ee dalkooda. Madaxweynaha ayaa bogaadiyey masuuliyad wadareedka sare ee … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo fariin u diray Golaha Sare & Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Sudan